Qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir oo xilka laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho uu xilka ka qaaday qaar kamid ah gudoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir. Sida aan Wararka ku helnay gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa xilka ka qaaday lix kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka kuwaas oo qaarkood xilka laga qaaday halka kuwa kalana la isku … Continue reading Qaar kamid ah Gudoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir oo xilka laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay